Somalia: Tirada kiisaska cusub & dhimashada cudurka Coronavirus oo sare u kacday

Warar caawa soo baxay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo ka mid ah dalka laga helay kiisaskii ugu badnaa ee la xiriira cudurka Coronavirus. Wasaarada Caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in maanta oo laga helay dad gaaraya cudurka 100 qof oo ku kala nool Muqdisho iyo dalka intiisa kale. “Maanta Isniin ah waxaa … Continue reading Somalia: Tirada kiisaska cusub & dhimashada cudurka Coronavirus oo sare u kacday